Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Aqalka Sare ee maanta ka dhaceysa Baydhabo

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ka dhacdo Doorashada xubno katirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta dooranaya shan kursi oo kamid ah Kuraasta Aqalka Sare ee ku leedahay Koonfur Galbeed, waxaana shantan kursi ku tartami doona ilaa 10-musharax uu … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Aqalka Sare ee maanta ka dhaceysa Baydhabo